Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Wadada Alley-baday iyo Arabsiyo oo Ka Warbxiyey Halkay Marayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Wadada Alley-baday iyo Arabsiyo oo Ka Warbxiyey Halkay Marayso
January 22, 2019 - Written by Reporter:

Alley-baday (WJN)- Gudida gacanta ku haysa dhismaha wadada isku xidhaysa Alleybaday iyo Arabsiyo oo ay weheliyaan gudida Hoodaale, ayaa maanta kormeer ku soo maray halka ay marayso wadada isku xidhaysa Alleybaday iyo Arabsiyo.

Sidoo kale gudidan ayaa baaq wada jira u diray bulshada reer Somaliland, Qurba joogta iyo cidkasta oo loo baahan yahay inay ka qayb qaataan dhismahani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS