DAAWO; Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Doorshada Soo Socota Aanay Qabanayn komishanka Hada Jooga Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Doorshada Soo Socota Aanay Qabanayn komishanka Hada Jooga Iyo Sobobta!
January 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan maxamed cabdiraxmaan oo kamid ah golaha guurtida islamarkaana kamidaa gudidii loo saaray  xalka gaadhida mudo kordhinta goaha wakiilada ayaa sheegay in doorashada ay soo socota aanay qabanayn komishanka wakhtigan joogaa ee lagu muran san yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

COMMENTS
LINKS