WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Doorshada Soo Socota Aanay Qabanayn komishanka Hada Jooga Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan maxamed cabdiraxmaan oo kamid ah golaha guurtida islamarkaana kamidaa gudidii loo saaray  xalka gaadhida mudo kordhinta goaha wakiilada ayaa sheegay in doorashada ay soo socota aanay qabanayn komishanka wakhtigan joogaa ee lagu muran san yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Exit mobile version