Maamulka Gobolka Gabilay oo Gaadhi Ku Wareejisay Cisbitaalka Guud Ee Kalabaydh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabilay oo Gaadhi Ku Wareejisay Cisbitaalka Guud Ee Kalabaydh
January 22, 2019 - Written by Reporter:

Kalabaydh (WJN)- Maamulka dowlada Hoose ee Degmada Gabiley iyo masuuliyiinta gobolka, ayaa maanta si wada jira maamulka Cusbitaalka guud ee magaalada Kalabaydh ugu wareejiyay gaadhi nooca loo yaqaan Bas Caasiga oo loogu talagalay in uu u shaqeeyo shaqaalaha Cisbitaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KSFPf57SJBM

COMMENTS
LINKS