WAJAALE NEWS

Toos U Daawo: Dooda Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqidayo Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida

Hargeysa (WJN)- Barnaamijka dooda Jimcaha maanta ee BBC-da ayaa waxa lagu faaqidayaa khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee u dhexeeya Madaxweynaha Deegaanka, Mustafa Cagjar, iyo Gudoomiha Xisbiga, Axmed Shide.

 

Halkan hoose toos uga daawo muuqaalka dooda

 

Exit mobile version