“Mashaariicda Horumarinta Ee Kor U Soo Qaadaya Dhaqalaha Dadka In La Siyaasadeyo Maaha, Heshiiska Somaliland iyo Dp World-na Wakhtigii Aan Joogay Ayuu Bilaabmay”.Xasan Sheekh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Mashaariicda Horumarinta Ee Kor U Soo Qaadaya Dhaqalaha Dadka In La Siyaasadeyo Maaha, Heshiiska Somaliland iyo Dp World-na Wakhtigii Aan Joogay Ayuu Bilaabmay”.Xasan Sheekh
February 1, 2019 - Written by Reporter:

Muqdisho (WJN)- Madaxweynihii hore ee dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadley heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Shirkada Dp World, Isagoona sheegay in aan la siyaasadayn mashaariicda horumarinta ee kor u soo qaadaya dhaqaalaha dadka.

Dhinaca kale Ex: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa kale oo uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigto heshiiskaas ay la gashay shirkada Dp World.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS