DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo Oo Ku Talaabsaday Arin Idhaha Shacabka Somaliland Soo Jiidatay Iyo Cadadka Wax Soo Saareen Uu Sameeyay!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo Oo Ku Talaabsaday Arin Idhaha Shacabka Somaliland Soo Jiidatay Iyo Cadadka Wax Soo Saareen Uu Sameeyay!!
February 1, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasiirkii hore Ee wasaarada Warshadaha Somaliland ee xukuumada Axmed Siilaanyo Hore usoo noqday maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse  ayaa sameeyay arin soo jiidatay idhaha shacabka Somaliland kadib marki uu dib unoqday  noloshii beer qodotada ee bulshada gobolka gabiley ay caanka ku ahayd taasi oo dhanka kale dhiiri galin unoqotay beeralayda gobolka kadib markii ay arkeen masuul xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadaha Somaliland oo xiligan qodonaya beertiisi.

Sidoo kale ex wasiir shucayb maxamed muuse ayaa xiligan soo saaray raashin tiro badan oo kasoo go,ay beertiisa halka dhanka kale uu bilaabay dhaqashada xoolaha gaar ahaan geela.

Dhanka kale qaarkamida beeralayda gobolka ayaa soo dhaweeyay arinta uu sameeyay ex wasiir shucayb,

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO EX WASIIRKA OO GACANTIISA KU TUMAYA DALAGII USOO GO,AY SANADKAN;

 

COMMENTS
LINKS