DAAWO; Barnaamij Ku Saabsan Aaskii Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali Oo Shalay Magaalada Hargaysa Lagu Aasay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Barnaamij Ku Saabsan Aaskii Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali Oo Shalay Magaalada Hargaysa Lagu Aasay,
February 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Shalay magaalada Hargaysaa Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum .Axmed Cabdilaahi Cali Dhiirane oo kamida ganacsatada reer somaliland.

Aaskan Ayaa Waxaa  kasoo qaybgalay qaarkamida madaxda asxaabta qaranka madaxdhaqameed, xubno xilal hore kasoo qabtay xukuumada siilaanyo iyo kumanaan kamida shacabka somaliland shacabka iskugu yimiday aaska marxuumka ayaa ka hadlay khaatiirdiii marxuum axmed cabdilaahi iyo nimcooyinkii ilaahay gaarka usiiyay

Halka  Ka Daawo Muuqaalka Barmaamijka Aaska Marxuum Axmed Cabdilaahi Oo Dhamaystiran;

 

COMMENTS
LINKS