Xisbiga KULMIYE oo Bilaabay Qaybinta Kaadhadhkii Shirweynaha Golaha Dhexe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga KULMIYE oo Bilaabay Qaybinta Kaadhadhkii Shirweynaha Golaha Dhexe
February 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga bilaabay qaybinta kaadhaadhkii shirweynaha golaha dhexe ee Xisbigaasi oo dhawaan ka qabsoomi doonaa Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS