Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal oo Ka Hadlay Dhalinyaro Maalintii Lixaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Boorama, Fariin Adagna U Diraay Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal oo Ka Hadlay Dhalinyaro Maalintii Lixaad Ku Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Boorama, Fariin Adagna U Diraay Xukuumada
February 10, 2019 - Written by Reporter:

Boorama (WJN)- Suldaanka Guud ee beelaha Samaroon Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa si adag uga Hadlay dhalinyaro dhawaan Xukuumadu ku xidh xidhay magaalada Boorama, Isagoona ku baaqay in dhalinyaradaas si deg deg ah loo sii daayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS