Jamaal Cali Xuseen oo Soo Bandhigay Hiil Uu Ku Hungobay oo Uu Sheegay Inuu U Galay Madaxweyne Biixi+Qadiyada Xadhiga iyo Xayirada Wargeyska Foore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jamaal Cali Xuseen oo Soo Bandhigay Hiil Uu Ku Hungobay oo Uu Sheegay Inuu U Galay Madaxweyne Biixi+Qadiyada Xadhiga iyo Xayirada Wargeyska Foore
February 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa ka hadley xayiraada ay Xukuumadu saartay Wargeyska Foore oo ka mid ah Wargeys-yada madaxa banaan ee ka soo baxa Hargeysa.

Dhinaca kale Jamaal Cali Xuseen ayaa walaac xoogan ka muujiyay Cadaalada Dalka, Isagoona sheegay in loo baahan yahay dib u habayn lagu sameeyo Garsoorka dalka.

Waxa kale oo uu Jamaal Cali Xuseen soo bandhigay hiil uu sheegay in uu u galay Madaxweyne Muuse Biixi wakhtigii Xisbiga ee dagaalka lagula jiray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/EGiNZYzyPrY

COMMENTS
LINKS