Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur oo Darbi Jiif Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur oo Darbi Jiif Ah
February 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaybaha kala duwan ee bulshada u hadasha dadka liita iyo Darbi Jiifka, ayaa si adag uga hadley xukun dhawaan lagu riday 20 dhalinyaro ah oo darbi Jiif ah, Iyagoona talaabo foolxumo iyo boog ku tilmaamay xukunka Xukuumadu ku riday dhalinyaradaasi Darbi Jiifka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS