WAJAALE NEWS

Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur oo Darbi Jiif Ah

Hargeysa (WJN)- Qaybaha kala duwan ee bulshada u hadasha dadka liita iyo Darbi Jiifka, ayaa si adag uga hadley xukun dhawaan lagu riday 20 dhalinyaro ah oo darbi Jiif ah, Iyagoona talaabo foolxumo iyo boog ku tilmaamay xukunka Xukuumadu ku riday dhalinyaradaasi Darbi Jiifka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version