WAJAALE NEWS

Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo Si Adag Uga Hor Yimid Xukunka Ay Maxkamadu Ku Riday

Hargeysa (WJN)- Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga hor yimadeen xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xayiraad oo ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rr0XpBk-SXM

Exit mobile version