Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo Kulan La Qaadatay Hay”addaha Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo Kulan La Qaadatay Hay”addaha Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin
February 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa huteel maansoor ee Hargeysa ku qabatay kulan ay ku dardar gelinayso kuna xoojinayso Hay”addaha ay wadashaqaynta leeyihiin, Iyadoona masuuliyiinta Wasaarada Shaqadu ay abaalmarino ku gudoonsiiyay masuuliyiinta Hay”addahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS