DAAWO;-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Saldhiga Berbera Xukuumadu Kiro ka Qaado Dawlada Emaraadka Iyo Beenintii Wasiir Sacad!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Saldhiga Berbera Xukuumadu Kiro ka Qaado Dawlada Emaraadka Iyo Beenintii Wasiir Sacad!!
February 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhti hore loo wax laga waydiiyay heshiiska Somaliland kula jiro dawlada emaraadka ayaa wuxu cadeeyay in saldhiga berbera Somaliland kiro ka qaado dawlada emaraadka .

Hadalka madaxwaynaha Somaliland hore ushaaciyay ayaa waxaa mid ka hor imanaya sheegay wasiirkiisa maaliyada sacad cali shire ooh ore u ahaa wasiirka arimaga isagoo cadeeyay in aanay Somaliland wax kiro ah ka qaadan saldhiga emaraadku ka dhisanayo Somaliland

DAAWO; MUUQAALKA WEEDHIHII MADAXWAYNE MUUSE BIIXI EE KIRADA SALDHIGA BERBERA IYO HADALKII WASIIR SACAD EE ISLA ARINTA SALDHIGA BERBERA;

https://youtu.be/ehV6faU_cPc

COMMENTS
LINKS