WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Saldhiga Berbera Xukuumadu Kiro ka Qaado Dawlada Emaraadka Iyo Beenintii Wasiir Sacad!!

HARGAYSA(W,N) Madxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhti hore loo wax laga waydiiyay heshiiska Somaliland kula jiro dawlada emaraadka ayaa wuxu cadeeyay in saldhiga berbera Somaliland kiro ka qaado dawlada emaraadka .

Hadalka madaxwaynaha Somaliland hore ushaaciyay ayaa waxaa mid ka hor imanaya sheegay wasiirkiisa maaliyada sacad cali shire ooh ore u ahaa wasiirka arimaga isagoo cadeeyay in aanay Somaliland wax kiro ah ka qaadan saldhiga emaraadku ka dhisanayo Somaliland

DAAWO; MUUQAALKA WEEDHIHII MADAXWAYNE MUUSE BIIXI EE KIRADA SALDHIGA BERBERA IYO HADALKII WASIIR SACAD EE ISLA ARINTA SALDHIGA BERBERA;

https://youtu.be/ehV6faU_cPc

Exit mobile version