WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Wasiiro Ka Socda Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

JABUUTI (W,N)-Wasiirka gaashaandhiga dalka jabuuti Ayaa xafiiskiisa ku qaabilayo wafti wasiiro ah oo ka socday Somaliland.

Waftigan ka socday Somaliland ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga oo ay weheliyeen wasiirka qorshaynta iyo safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti.

Wasiirka gaashaandhiga jabuuti iyo dhigiisa Somaliland ayaa ka wada hadlay arimo door ah oo la xidhiidha wada shaqaynta labada dal;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version