WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay U Tartamida Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye iyo Sababta

Hargeysa (WJN)- Xidhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland kana tirsan Xisbi muxaafidka ah ee talada dalka ee Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inuu ka tanaasulay u tartamida guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbigaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/dYoXT_O8XDY

Exit mobile version