Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Gaadhay Deegaanka Tuka-raq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Gaadhay Deegaanka Tuka-raq
February 11, 2019 - Written by Reporter:

Tuka-raq (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Sool oo ay weheliyaan maamulka magaalada Laascaanood, ayaa gaadhay deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool, Iyagoona kormeeray xaalada iyo baahiyaha noleed ee ka jira deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS