DAAWO;Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo Cadeeyay In Aanay Jirin Wax Daynta Ah Oo Lagu Wareejiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi,Muxuuse Ka Yidhi Kirada Saldhiga Berbera?
February 11, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii Hore Ee Madaxtoyada Xukuumadii Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige (Dayr) oo wax laga waydiiyay arimo maalmihii udanbeeyay bulshada hadal haynteedu ku badnayd islamarkaana xukuumada madaxwayne muuse biixi sheegay in lagu wareejiyay dayn iyo heshiiskii saldhiga berbera ‘
Afhayeen xuseen dayr ayaa sheegay in aanay jirin wax dayn ah oo xukuumadii axmed siilaanyo ku wareejisay xukuumada madaxwayne muuse biixi isagoo dhanka kale sheegay in xukuumadii hore wax kiro aanay ka qaadanaynin saldhiga