DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Awdal Iyo Kulan Uu La Yeeshay Bahda Waxbarashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Awdal Iyo Kulan Uu La Yeeshay Bahda Waxbarashada!
February 11, 2019 - Written by Editor:

Boorama(W,N) Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa kormeer shaqo ku tagay gobolka Awdal kaasi oo uu ujeedadiisu Ahayd sidii uu bahda waxbarshada xogwaraysi ula yeelan lahaa iyo habka loo buuxinayo foomamka Imtixaanka,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS