WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Awdal Iyo Kulan Uu La Yeeshay Bahda Waxbarashada!

Boorama(W,N) Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa kormeer shaqo ku tagay gobolka Awdal kaasi oo uu ujeedadiisu Ahayd sidii uu bahda waxbarshada xogwaraysi ula yeelan lahaa iyo habka loo buuxinayo foomamka Imtixaanka,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version