Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Oo Lagu Soo Gabo gabeeyay Magaalada Adis Ababa Iyo Qodobo Kasoo Baxay!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Oo Lagu Soo Gabo gabeeyay Magaalada Adis Ababa Iyo Qodobo Kasoo Baxay!!
February 11, 2019 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N) Shir madaxeedkii midowga Africa ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada adis ababa uu mudo laba cisho ah ka socday.

Shirkan oo ay iskugu yimaadeen badi madaxwaynayaasha Africa ayaa laga soo saaray dhowr qodob

Sidoo kale shirkan ayaa lagula kala wareegay hogaaminta midowga Africa ee sanadaha soo socda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS