WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Shaaciyay Tirada Kumanaan Qoys Oo Biyo La,aani Soo Food Saartay!

Haragaysa(W,N) Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somailand ayaa maanta shaacisay tirada 10kun oo qoys ku kala nool gobolada bari ee somaliland in ay soo food saartay xaalad biyo la,aaneed kwaasi oo u baahan in gurmad deg deg ah loo fidiyo.

Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim axmed maxamed xinif oo maanta shir jaraaidku qabtay magaalada hargaysa ayaa faah faahin ka bixiyay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version