DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Uga Yimid Gudida Diwaan-galinta Ururada Oo La Xidhiidhay Dacwad Ay U Ugudbiyeen Xubno Xisbiga Laga Ssaaray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Uga Yimid Gudida Diwaan-galinta Ururada Oo La Xidhiidhay Dacwad Ay U Ugudbiyeen Xubno Xisbiga Laga Ssaaray,
February 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa markii ugu horaysay ka hadlay qoraal uga yimid gudida diwaangalinta ururada iyo asxaabta qaran oo xisbiga kul miye hore uga dalbaday in faah faahin ka bixiyaan dacwad uu usoo gudbiyay prof Cabdi cali jaamac oo xisbiga  sifo sharciga baal marsan lagaga saaray,

Sidoo kale Gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay halka uu marayo qaban qabadii shirka golaha dhexe ee xisbiga oo dhawaan ka dhici doona magaalada boorama

Dhanka kale Gudoomiye kuxigeenka kulmiye ayaa fariin diray xisbiga wadani iyo muranka ka taagan komishanka doorashooyinka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS