DAAWO;-Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Cadadka Lacago Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Lunsado Safaaradaha Dibada Iyo fashilka Siyaasada Arimaha Dibada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Cadadka Lacago Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Lunsado Safaaradaha Dibada Iyo fashilka Siyaasada Arimaha Dibada Jsl.
February 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa daboolka ka qaaday fadeexado culus oo dul hoganaya siyaasada arimaha dibada somaliland iyo cadadka dhaqaale malaayiin dollar ah oo lagu lunsado safaarada dalka dibadiisa

Dhanka kale marwo faadumo siciid ayaa banaanka keentay tirada safaaradaha aan shaqaynin balse kharashkoodu  ku jiro miisaaniyada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS