WAJAALE NEWS

DAAWO; Madax-dhaqameed Iyo Waxgaradka Ka Hadlay Bilowga Wado Laamay Ah Oo Isku Xidhi Doonta Deegaanka Balay Cabane Iyo Hargaysa!!

HARGAYSA(W,N) Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay deegaanka balay cabane ayaa kulmisay Masuuliyiin iyo madaxdhaqameedka tiro badan kuwaasi oo bulshada deegaankan ugu baaqay in ay ka qaybqaataan dhismaha wadadan oo isku xidhi doonta magaalaada hargaysa iyo deegaanka balay cabane taasi oo ah 56km ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version