Shirkada Sagal Jet Ee Wajaale oo Calaamadaha Haga Gaadiidka Ku Samaysay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Wajaale iyo Kalabaydh
February 13, 2019 - Written by Reporter:
Ugu horayn waxa goobta ka hadley Guddoomiyaha Shirkada Sagal Jet qaybteeda Wajaale Cabdi Yuusuf isagoona sheegay in ay shirkad ahaan ay diyaar u yihiin inay ka qayb qaataan horumarka dalka.