Gudida Horumarinta Degmada Ibraahim Koodbuur iyo Odayaasha Deegaanka Oromada oo Wasaarada Hawlaha Guud Ku Wareejiyay Dhul Dan Guud Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Horumarinta Degmada Ibraahim Koodbuur iyo Odayaasha Deegaanka Oromada oo Wasaarada Hawlaha Guud Ku Wareejiyay Dhul Dan Guud Ah
February 13, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa  (WJN)- Qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Oromada iyo Gudida horumarinta degmada Ibraahim Koodbuur, ayaa dhul dan guud ah ku wareejiyay Wasaarada hawlaha guud iyo Guryaynta Somaliland.

Dhulkan oo ahaa dhul dan guud ah ayaa waxa laga soo jaray dadweynaha deegaankaasi, waxaana ugu horayn goobta ka hadley gudida horumarinta degmada Ibraahim Koodbuur iyo Odayaasha Deegaanka Oromada, Iyagoona sheegay in dhulkaasi dadweynaha deegaankaasi looga dhisyo adeegyo Caafimaad.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ZuwFFn4RloU

COMMENTS
LINKS