WAJAALE NEWS

Xukuumada oo Ka Hadashay Xubno Xilal Ka Soo Qabtay Dawladii Siilaanyo oo Xamar Ka Degay

Hargeysa (WJN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka hadley xubno wasiiro hore ka soo noqdey Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo oo ka dagay Soomaaliya.

Dhinaca kale Wasiir Maxamed Muuse Diiriye ayaa masuulyiintaas ku tilmaamay rag iska shaqo tagay islamarkaana uu xaalkoodu ku danbayn doono Somaliland ha na saamaxdo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rcESJSa0Dvs

Exit mobile version