Jigjiga: Qiimaha Iibka Dameeraha oo Sare u Kacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jigjiga: Qiimaha Iibka Dameeraha oo Sare u Kacay
February 13, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN)- Waxaa sare u kac ku yimi qiimaha la kala siisto Dameeraha, Iyadoo saylada Xoolaha ee magaalada Jigjiga laga dareemayo mashquul aad u badan, Waxaana sara u kaca qiimahaasi lala kala siisto Dameerada ka hadley qaar ka mid ah dilaaliinta iyo dadka ka ganacsada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS