WAJAALE NEWS

Sweden: Maayirka Caasimadda Hargeysa oo Kulan Casho Sharaf Ah Lagu Maamuusay

Hargeysa (WJN)- Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa wadamada qaarada Yurub, ayaa kulan casho sharaf ah loogu sameeyay dalka Sweden.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/o_Cz4-KgxEE

Exit mobile version