Maraakiib Shisheeye oo Faro Ba’an Ku Haya Kalluunka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maraakiib Shisheeye oo Faro Ba’an Ku Haya Kalluunka Somaliland
February 13, 2019 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Maraakiibta shisheeye ayaa la sheegay in ay fara ba’an ku hayaan Kaluunka Xeebaha Somaliland, Waxaana cabasho xoogan ka muujiyay qaar ka mid ah kaluumaysatada dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS