Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Kulan La Qaatay Weftigii Ka Socday Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Kulan La Qaatay Weftigii Ka Socday Somaliland
February 17, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar “Cagjar”, ayaa kulan balaadhan la qaatay weftigii Wasiirada ahaa ee ka socday Somaliland ee ku sugnaa magaalada Jigjiga oo uu u hogaaminayay Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/K9E5way5ETA

COMMENTS
LINKS