WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Kulan La Qaatay Weftigii Ka Socday Somaliland

Jigjiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar “Cagjar”, ayaa kulan balaadhan la qaatay weftigii Wasiirada ahaa ee ka socday Somaliland ee ku sugnaa magaalada Jigjiga oo uu u hogaaminayay Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/K9E5way5ETA

Exit mobile version