DAAWO:-Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:-Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Somaliland.
February 17, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Mdaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday Somaliland oo ka qaybgalay shirka magaalooyinka itoobiya oo aka dhacay magaalada jig jiga.

Wafti ka socday Somaliland  ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynaya oo ay weheliyaan masuuliyiinta dhowr magaalo oo kamida Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKA;

COMMENTS
LINKS