DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Maayarka Gabiley Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Musuq-Maasuq Baahsan Iyo Cadaymaha Usoo Bandhigay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Maayarka Gabiley Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Musuq-Maasuq Baahsan Iyo Cadaymaha Usoo Bandhigay!
February 17, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo kamid golaha deegaanka Degmada Gabiley, ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay maayarka magaalada gabiley oo uu sheegay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan iyo wax isadaba marin’

Sidoo kale Xildhibaan Mustafe ayaa fariin udiray xukuumada madaxwayne Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS