Madaxweyne Biixi Oo Maanta Fagaare Xaglo Toosiye Ku Amaaney + [ Muuqaal ] | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Biixi Oo Maanta Fagaare Xaglo Toosiye Ku Amaaney + [ Muuqaal ]
February 18, 2019 - Written by Editor:

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhiga ka jaraayey dhisme cusub oo cisbitaalka Hargeysa lagu kordhiyey ayaa waxaa uu amaaney Ex Wasiir Xaglo Toosiye oo ka soo qeyb galay xadhig jarida Munaasibadaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS