Daawo-Xildhibaan Xassan Shahar Oo Eedo Culus u Jeediyey Wasaarada hawlaha Guud iyo Badhasaab Ku Xigeenka hargeisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo-Xildhibaan Xassan Shahar Oo Eedo Culus u Jeediyey Wasaarada hawlaha Guud iyo Badhasaab Ku Xigeenka hargeisa.
February 18, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Xildhibaan Xassan Cabdi Cali Xasan Shahar Oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha caasimada hargeisa ayaa weedho kulul ku ganay wasaarada hawlaha guud iyo guriyeynta somaliland iyo badhasaab ku xigeenka hargeisa oo uu sheegay inay sifo reernimo ah dhul sharciyado loo haysto ugu doodayaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Xildhibaanka Oo Arrimahaasi ka hadlaya.

COMMENTS
LINKS