Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Magacaabay Iskuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Magacaabay Iskuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Gabiley.
February 18, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyda somaliland mudane Cabdiqani Maxamuud Qaateeye ayaa masuul cusub Umagacaabay Iskuduwaha Wasaarada Cadaalada Ee Gobolka Gabiley,

Wareegto 17/02/2019 kasoo baxday xafiiska wasiirka Wasaarada cadaalada ayaa lagu shaaciyay in laga bilaabo markii usoo baxay qoraalkani uu iskuduwaha wasarada cadaalada gobolka Gabiley loo magacaabay Maxamed Nuur Mooge (Shabeel).

HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA MAGACAABISTA ISKUDUWAHA WASAARADA CADAALADA GOBOLKA GABILEY;

COMMENTS
LINKS