WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuul ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilo Culus Ku Hurgufay Golaha Wasiirada Madaxwayne Biixi, Soona Jeediyay In Aan Markale Xisbiga Lagu Wareejin Beesha Bariga Burco.

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdale Maxamed Faarax (jirde) oo ka tirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa dhaliilo culus Usoo jeediyay Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse biixi isaga oo sheegay in aanay ahayn kuwo tayo leh oo hawlaha loo igmaday fulin kara, wallow uu xusay in ay jiraan qaar shaqadooda ka Dagi.

Sidoo kale Siyaasi Jirde ayaa soo jeediyay in aan  mar kale hogaanka xisbiga kulmiye lagu wareejinbeesha bariga burco Isaga oo xusay in ay Somaliland  iyo xisbinimada ceeb ku tahay In marba laba beelood isku wareejiyaan Hogaankiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version