Wasiirka Wasaarada Beeraha Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday Kana Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Turkiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Beeraha Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday Kana Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Turkiga.
February 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada beerana somaliland axmed muumin seed oo safar shaqo ugu maqnaa dalka turkiga ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimada somaliland ee hargaysa isagoo ka warbixiyay ujeedada safarkiisa iyo muhiimada carwo uu kaga qaybgalay dalka turkiga

Sidoo kale wasiir muumin ayaa sheegay in dalka turkigu danaynayso shacabka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS