DAAWO; -Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Dib Loo Dhigay Iyo Wakhtiga Kale Ee Loo Mudeeyay!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; -Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Dib Loo Dhigay Iyo Wakhtiga Kale Ee Loo Mudeeyay!!
February 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Hogaanka xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye ayaa shaaciyay dib dhac kuyimid shirka golaha dhexe ee xisbiga ee lagu waday in 23bishan ka furmo magaalada boorama.

Sidoo kale gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ayaa sharaxay sobobta dib loogu dhigay iyo wakhtiga kale ee loo mudeeyay qabsoomida shirka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS