WAJAALE NEWS

DAAWO; Ex Wasiir Cadami Oo Waraysi Xasaasiya Lalayeeshay Muxuuse Ka Yidhi Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Loolanka Ka Taagan,

Hargaysa(W,N)Wasiirkii Hore ee wasaarada gaashaandhiga axmed xaaji cadami ayaa ka hadlay shirak golaha dhexe ee kulmiye iyo loolanka ka dhex aloosan xsbiga

Sidoo kale cadami ayaa wax lagaw waydiiyay sida uu u arko garabka ka go,ay xisbiga kulmiye ee la baxay badbaada kulmiye

Halkan ka Daawo Muuqaalka warkan;

Exit mobile version