DAAWO; Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Hargaysa Ee Cigaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Hargaysa Ee Cigaal.
February 19, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasi cali khaliif galaydh madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa lagu dhaweeyay madaar cigaal international airport.

Waxaan asoo dhawayntiisa ka qaybgalay siyaasiyiin madax dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS