WAJAALE NEWS

DAAWO; Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Caasimada Hargaysa Ee Cigaal.

Hargaysa(W,N) Siyaasi cali khaliif galaydh madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa lagu dhaweeyay madaar cigaal international airport.

Waxaan asoo dhawayntiisa ka qaybgalay siyaasiyiin madax dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;

Exit mobile version