Dawlada Jabuuti Oo Gacan Ka Gaysanaysa Dhismaha Wadada Isku Xidha Somaliland Iyo Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Gacan Ka Gaysanaysa Dhismaha Wadada Isku Xidha Somaliland Iyo Jabuuti
February 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somailan ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay dalka jabuuti iyo kulamo uu layeeshay madaxda dalka jabuuti iyo saraakiil ka tirsan midowga africa ,

Wasiirka ayaa sheegay in ay dalka jabuuti qayb laxaad leh ka qaadanayso  dhismaha wadada isku xidha gobolada galbeed ee somaliland iyo jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/sxyufAt8qys

COMMENTS
LINKS