WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Gacan Ka Gaysanaysa Dhismaha Wadada Isku Xidha Somaliland Iyo Jabuuti

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somailan ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay dalka jabuuti iyo kulamo uu layeeshay madaxda dalka jabuuti iyo saraakiil ka tirsan midowga africa ,

Wasiirka ayaa sheegay in ay dalka jabuuti qayb laxaad leh ka qaadanayso  dhismaha wadada isku xidha gobolada galbeed ee somaliland iyo jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/sxyufAt8qys

Exit mobile version