Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Oo Ka Waramay Xidhiidhka Labada Dal Iyo Sida Uu U Arko Khilaafka Udhexeeya Somaliya!. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Oo Ka Waramay Xidhiidhka Labada Dal Iyo Sida Uu U Arko Khilaafka Udhexeeya Somaliya!.
February 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka Kenya Ayaa ka warbixiyay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya iyo kulamo uu la yeeshay madax ka tirsan dalka Kenya

Sidoo  kale Ambasor Baashe cawil ayaa ka jawaab ka bixiyay eedaha xisbiyada mucaaridku ujeedyaan siyaasada arimaha dibada ee la xidhiidha heshiiska shirakada DPW Iyo doorka ay ku leedahay dawlada itoobiya ee maalgashiga dekeda berbera

Dhanka kale Amb Baashe ayaa wax laga waydiiyay in khilaafka somaliya iyo Kenya wax saamay ah ku yeelan karo ka Somaliland ka dhexeeya dalka Kenya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS